Axmed Madoobe oo amar siiyay ciidamada maamulka Jubbaland (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa saakay kormeer ku tagay qaar kamid ah xarumaha ciidamada Nabad sugida ku leeyihiin magaalada Kismaayo. Axmed Madoobe ayaa ciidamada uu saakay la kulmay ku amray in ay u diyaar garoobaan howlgalada ka dhanka ah Al Shabaab ee dhawaan ciidamada kala duwan Jubbaland ka bilaabanayaan deegaanada … Continue reading Axmed Madoobe oo amar siiyay ciidamada maamulka Jubbaland (Daawo Sawirada)